Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Raysal wasaaraha ayaa sheegay in asaga iyo xildhibaano uu hogaaminayo ay tagi doonaan magaaladaasi Jowhar xili uu shalay ka soo laabtay magaalada Kismaayo.
Wararka ayaa sheegaya in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu halkaasi u tagi doono sidii isbadal loogu samayn lahaa maamulka gobalka Shabeelaha Dhexe, isla markaana maamul cusub gobalkaasi loogu samayn lahaa.
Wafdiga Raysal wasaaraha ayaa waxaa ka sii horeeyay mudanayaal kale oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ka mid yihiin xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye iyo waliba xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments