Raabida Islaamka Soomaaliyeed ee Sweden

Raabidadu waxay ugu hanbalyeeynaysaa umada muslimiinta ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed munaasabada ciida barakaysan. CIIDU AL ADXAA AL MUBAARAK.
News Keydmedia Online

Raaabidadu waxay ugu bishaareyneysaa soomaalida ku nool magaalada Göteborg iyo nawaaxigeeda, in uu marti inoo yahay. Ra’iiska  Jaamacad Muqdisho, Ahna Khabiir Ku Xeel Dheer Arimaha Geeska Afrika. Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar.

Wuxuuna inoo  soo jeedin doonaa muxaadaro cinwankeedu yahay. ”Muhimada ay leedahay Midnimadu”.

Goobta: Hammerkullen Folket Hus.
Goorma:Sabti 20 November2010
Saacda:17:00- 21:00