Ra’iisul Wasaaraha oo gaarey saldhiga Ciidanka Mareykanka

Wuxuu socdaalkiisa imaanaya xili lagu wada inay bishan Ciidanka Mareykanka isaga baxaan dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online
Ra’iisul Wasaaraha oo gaarey saldhiga Ciidanka Mareykanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay degan yihiin Ciidamada Mareykaka.

Ujeedka ayaa ah inuu u kuurgalo howlgalada Ciidanka dowladda, kuwa AMISOM ay wadaan gobolka ee lagula dagaalamayo Kooxda Al-Shabaab.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.