Rooble oo gaaray Caabduwaaq

Rooble ayaa socod ku maraya deegaannada Galmudug.

Warar Keydmedia Online
Rooble oo gaaray Caabduwaaq

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan madaxweynaha Galmudug iyo mas'uuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Cabudwaaq ee gobolk Galgaduud, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Waxa uu ra'iisul wasaare Rooble la kulmi doonaa maamulka degmada iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq oo ay ka wada hadli doonaan arrimo dhowr ah.

Rooble ayaa Labdii cisho ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb, kadib markii uu kusoo hungoobay maamulka Puntland.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.