Roobkii Maantay ka Da’ay Muqdisho - Daawo

Muqdisho (Keydmedia) - Aqristayaal sidaan Saakay u soo qornay, maantay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa 24-saac ee la soo dhaafay ka da'ay Roobab lagu diirsaday oo si weyn ay usoo dhaweeyeen dadka ku nool magaalada oo todobaadyadii ugu danbeeyay kusoo jiray Kulayl aad u daran oo Habeen iyo Maalin ah.
Warar Keydmedia Online
Roobkii Maantay ka Da’ay Muqdisho  - Daawo

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada sida maanta Muuqaalka iyo jawiga magaalada uu ahaa.

Photo By:-Ali Noor Salad & Abdifitah Dahir Jeite