Rooble oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub

Midowga Yurub ayaa taageero xoog leh siiya Dawladda Soomaaliya, waxayna tababaraan Ciidanka dagaalka kula jira Kooxda Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online
Rooble oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaaraha Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga, oo kala hadlay arrimo dhowr ah, oo doorashadda ay ku jirto.

"Waxaan ka wada hadalnay iskaashiga horumarineed ee Midowga Yurub uu la leeyahay Soomaaliya iyo horumarka laga sameeyay amniga, doorashooyinka. Midowga Yurub waa saaxiib muhiim u ah qarankeena," ayuu yiri RW Rooble.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.