Dagaalka Al-Shabaab oo dib u eegis lagu sameynayo

Dawladda Soomaaliya ayaa ka adkaan waysay Al-Shabaab iyadoo taageero Ciidan ka helaysa Midowga Africa iyo Mareykanka oo askar ay ka joogaan dalka.

Warar Keydmedia Online
Dagaalka Al-Shabaab oo dib u eegis lagu sameynayo

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in dib u eegis ku sameyanayo istaraatiijiyadda la dagaalanka kooxda Al-Shabaab xili doorasho dalka kusoo food-leedahay.

Rooble wuxuu tilmaamay inay Xukuumadda uu soo dhisi doono ay xoogga saarayso inay abuurto jawi wada-shaqeyn oo ka dhaxeeya Ciidanka xoogga dalka iyo dadka Shacabka ah, si loogu guuleysto dagaalka Al-Shabaab.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.