RW Rooble oo Dhuusamareeb Gaaray

Rooble ayaa arrimaha doorashooyinka iyo arrimo kale kala hadli doona madaxda Galmudug.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo Dhuusamareeb Gaaray

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Dhuusamareb ee gobolk Galgaduud, halkaasi oo ay kusoo dhoweeyeen mas'uuliyiinta Galmudug.

Rooble ayaa ka ambabaxay magaalada Garoowe, halkaasi oo maalmahan dambe uu ku sugnaa, waxaana la filayaa in kulmo uu la qaato madaxda Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.