RW Rooble oo kormeeray Wasaarado

Wasaaradaha dowladda ayaa u dhisan magac ahaan, laakiin aan qaban shaqooyinkii loo abuuray, waxaase ugu daran mida garsoorka dalka.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo kormeeray Wasaarado

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso tayaynta hay’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Dalka..

Wuxuu la kulmay howlwadeenno iyo Mas'uuliyiinta wasaaradaha uu tagey, isagoo kula dardaarmay inay gutaan waajibaadka saaran. Soomaaliya kama jirto Wasaaradda qabata waxa ay u dhisan tahay, waxaana wasiiradda degan yihiin huteello, marka xilka laga qaadana dib ugu laabta qurbaha.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.