RW Rooble oo kulan la qaatay safiirro

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo kulan la qaatay safiirro

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad-wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.