RW Rooble oo la kulmay Axmed Madoobe

Waxay noqotay Villa Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska Ra'iisul Wasaaraha mid mashquul badan uu ka jiro maalmahan, iyadoo uu RW Rooble kulama xiriir ah la qaadanayo madax kale duwan.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo la kulmay Axmed Madoobe

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Madoobe ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Maxamed Xuseen Rooble.

Rooble iyo Axmed Madoobe ayaa kawada hadley in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii dalku uga gudbi lahaa waqtiga kala guurka doorashaduna ku qabsoonto sidii loo qorsheeyey.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.