RW Rooble oo shir ka furay Muqdisho

Xukuumadda Rooble ayaa ku fashilantay inay fuliso heshiiskii doorashooyinka, oo ahayd inay Maanta dalka ka billaabato doorasho Baarlamaani ah.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo shir ka furay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirweynaha isu duwidda Amniga iyo Caddaaladda, kaasoo ay ka qeyb galeen wasaaradaha iyo hay'adaha ka shaqeeya amniga iyo caddaaladda iyo wakiillo ka socda beesha caalamka.

Xukuumadda Rooble ayaa ku fashilantay inay fuliso heshiiskii doorashooyinka, oo ahayd inay Maanta dalka ka billaabato doorasho Baarlamaani ah. Waxay midan cadeyn u tahay in Farmaajo uusan doonaynin inuu qabto doorasho.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.