RW Rooble oo u safray Kuwait

Waxaa la filayaa inuu la kulmo Amiirka cusub we Kuwait iyo Mas'uuliyiin kale oo boqortooyadda dalkaas katiran.

Warar Keydmedia Online
RW Rooble oo u safray Kuwait

MUQDISHO, Soomaaliya - Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo Axad ah u safray Kuwait.

Ujeedka Safarka Rooble ayaa ah inuu uga soo tacsiyadeeyo dawladda Kuwait geeridii Sheekh Sabaax oo Todobaadkii hore ku dhintay Isbitaal ku yaalla Mareykanka isagoo 91 jir ah.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.