Saddex Qof oo isku Qoys ah oo Qarax ku dhintay 

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay duleedka Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Warar Keydmedia Online
Saddex Qof oo isku Qoys ah oo Qarax ku dhintay 

Saddex Qof oo isku qoys ahaa ayaa ku dhintay Miino dhulka ku duugneed, sida ay sheegeen Maamulka deegaanka. 

Qoyskaan oo xoolo dhaqato ayaa soo xareynayay arigoodi, waxeyna miinada ku duugneed meel u dhaw deegaanka Dharkingee oo ka tirsan gobolkaasi.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.