Safiirka cusub ee Midowga Yurub ee Sooomaaliya oo Muqdisho Yimid

Muqdisho (KON)- Safiirka cusub ee Midowga Yurub u soo magacaabeen Sooomaaliya oo maanta Soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay sii wadayaan kaalmada ay siiyaan Soomaaliya kadib markii uu kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya
Warar Keydmedia Online
Safiirka cusub ee Midowga Yurub ee Sooomaaliya oo Muqdisho Yimid

Xaamud Cali Maansheeye siiyaha xilka Wasiiru dowlaha arimaha dibada ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegay inay safiiska cusub ee Midowga Yurub ay ka wada hadleen sidii uu Midowga Yuruf u sii wadi lahaa taageerada Soomaaliya.

Maalmihii la soo dhaafay Muqdisho waxaa ku soo qul qulayay wafuud heer caalami ah kuwaasoo kulamo kala duwan la qaadanayay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

 

Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.