Saldhig AMISOM leedahay oo la weeraray

Kooxda Al-Shabaab waxay sheegtay inay afar Askari ay ku dishay weerarka.

Warar Keydmedia Online
Saldhig AMISOM leedahay oo la weeraray

MAHADAAY, Soomaaliya - Kooxda Al-Shabaab ayaa madaafiic ku garaacday saldhiga Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah AMISOM ku leeyihiin degaanka Miirtaqwa ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Kooxda, afar Askari oo Burundi ah ayaa ku dhimatay weerarka duqeynta ah, oo kusoo aadaya xili howlgallo militeri ay ka socdaan gobolka tan iyo bishii lasoo dhaafay.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 24 July 2021 15:48

Duqeymaha waxay u diidayaan Al-Shabaab inay hesho fursad ay isku abaabusho, oo ay ku qorsheyso weeraro, kuna tababarto dagaalyahanno cusub, dhanka kale, Mareykanka ayaa duqeymihii uu Soomaaliya ka geystay sanadihii lasoo dhaafay ku laayay shacab badan oo rayid ah.