Saldhigga Boosaaso oo la weeraray

Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo waaweyn oo xigtay rasaas toos ah xili dabley isku dayday inay la wareegto Saldhigga.

Warar Keydmedia Online
Saldhigga Boosaaso oo la weeraray

BOOSAASO, Soomaaliya - Weerarka ayaa dhacay xili saqdii dhexe xalay, iyadoo uu ku bollowday qaraxyo iyo madaaafiic marka laga lagu soo garaacay saldhigga booklisk.

Dagaal xoog leh ayaa ka dhacay saldhigga wayn ee Gaalshire, hlakaasoo ay ku xiran yihiin xubno Al-Shabaab iyo Daacish ka tirsan oo.

Booliska ayaa sheegay in saddex qof ay ku dhinteen, shan kalena ay ku dhaawacmeen weerarka iyo qaraxyada, waxaana la adkeeyay amnig, iyadoo ay socdaan howlgallo.

Boosaaso waa magaalada ganacsiga Puntland, waxayna leedahay dekada wayn oo dhaqaalaha ugu badan Puntland kasoo galo, waxaa magaaladda inta badan soo weerara Al-Shabaab iyo Daacish oo salhdigyo ku leh Buuraha Galgala.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.