Shaqaalaha DF oo dib ugu laabanaya Goobaha shaqada

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shaacisay in Shaqaalaha Dowladda ee dib ugu laabanayaan Goobahooda shaqada.

Warar Keydmedia Online
Shaqaalaha DF oo dib ugu laabanaya Goobaha shaqada

"Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duuleysa dib u eegidda lagu sameeyay xannibaadaha jira ee lagula tacaalayo faafidda cudurka COVID-19, isla markaana tixraacaysa go'aankii golaha wasiirrada ee Khamiis 2 Luulyo ee ku saabsanaa sidii si taxadar leh dib loogu soo laaban lahaa goobaha shaqada,  ayaa waxaa la farayaa shaqaalaha dowladda iney dib uga soo howl galaan goobahooda shaqada laga billaabo 08 Luulyo 2020." sidee soo qortay wasaaradda. 

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.