Sheekh M. Atam oo Kismaaya jooga

Kismaayo (Keydmedia) - Hogaamiyihii jabhadii ka kacday Galgala ee Puntland ay dagaalka la gashay ayaa lagu soo waramayaa in uu ku suganyahay magaalada Kismaayo.
Warar Keydmedia Online
Sheekh M. Atam oo Kismaaya jooga

Wararka ayaa intaasi ku daraya in madaxda Shabaabka ay magangalyo siiyeen Sheekh Ata moo jabhadiisa ay ka itaal roonaadeen ciidamada Puntland

Atom horey waxa uu u beeniyey in uu Alshabaab xiriir la leeyahay, halka madaxda Alshabaab ay laftooa diideen in uu ay Atom iyaga dabada ka riixayaan, laakiin runta ah in uu hada Kismaayo Jooga ayaa bixineysa saansaan kale oo hadalkooda ka duwan