Sheekh Yuusuf Xeefow oo Muqdisho ku Geeriyooday

Muqdisho (KON) Waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya gudoomiyihii gudiga fulinta ee culumo u diinka Ahlu Suna waljamaaca.
Warar Keydmedia Online
Sheekh Yuusuf Xeefow oo Muqdisho ku Geeriyooday

 

 

Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa xalay waxaa ku soo booday xanuun ka dibna saaka ayaa laga soo qaaday magaalada Guriceel wuxuuna ku geeriyooday ugu danbayntii isbitalka xalane eek u yaala magaalada Muqdisho.

Arintaan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed, wuxuuna sidoo kale geerida masuulkaan uu kaga tacsiyeeyay dhamaanba shacabka Soomaaliyeed.

 keydmedia Online xafiiska Muqdisho