Sheikh Shariif oo Lafoole u magacaabay Degmo Buuxda

Afgooye (Keydmedia Online) - Xili shalay uu Safar qarsoodi ah ku tagay degmada Afgooye Madaxweyne Shariif ayaa waxaa uu loo laabashadiisii kadib uu degmo buuxda u magaxaabay Lafoole oo horay u ahayd deegaan.
Warar Keydmedia Online
Sheikh Shariif oo Lafoole u magacaabay Degmo Buuxda

Wixii hadda ka dambeeya waxaa ay ka tirsantahay degmooyinka gobbolka Shabeellaha Hoose , maadaama lagu magacaabo sharci madaxweyne.

Madaxweynuhu waxaa kaloo uu magacaabay Gudoomiyaha degmada Lafoole oo magaciisa lagu soo koobay Jabey

Maamulka gobbolka Shabeellaha Hoose ayaa si weyn u soo dhaweeyay magacaabista degmada Lafoole, maadaama Lafoole ay tahay meel qadiimi iyo istaraatiji ah.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho