Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Afhayeenka Madaxweynaha Yariisow ayaa Sheegay in Shirkaasi uu shir Gudoomindoono M/weynaha Uganda Yuweri Musafani oo Marti gelinaya Shirka.
"Maanta waxaa magaalada Kambala ka socda shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, waxaana ka qeybgaleysa Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, Berina waxaa furmaya shirka madaxda wadamadaasi’’ Sidaasi waxaa yiri Afhayeen Yariisoow.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments