Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
War ka soo baxay xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya C/faarax shirdoon Saacid ayaa wuxuu u qornaa sidatan:-
“March 19, 2013”War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaalia oo laxiriira dhacdadii dilka ahayd ee kadhacday Magaalada Mogdisho March 14, 2013. Dhacdadaasi oo golaha wasiiradu u xilsaareen soo baaristeeda gudi Sadex xubnood ka kooban oo ka tirsan golaha wasiirada.
Gudigaas oo laga sugayay inay golaha jawaab kusoo celiyaan maanta ooy taariikhdu tahay March 19, 2013.
Haddaba Gudigii markay hawshii guda galeen ayaa waxaa u soo baxday inuu u baahan yahay wakhti dheeri ah oo uu kusoo dhamaysto baaritaankiisii una soo gudbiyo gollaha wasiirada markii arintan uu soo afjaro.
Keydmedia Online xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments