Shirka Wasiiradda oo arrimo muhiim ah looga hadlay

Ra'iisul Wasaaraha ayaa dhawaan kasoo laabtay safar uu ku tagey Puntland iyo Galmudug oo aan wax natiijo ah kasoo gaarin.

Warar Keydmedia Online
Shirka Wasiiradda oo arrimo muhiim ah looga hadlay

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa shir gudoomiyay Kulanka Khamiis laha ee Wasiiradda, kaasoo looga hadlay arrimo dhowr ah, oo ay kamid tahay khilaafka Kenya.

Qodobbo laga dooday waxaa ka mid yihiin Amniga Doorashooyinka, Amniga Qaranka iyo xuduudaha dalka, Kaalinta IGAD ee xal u helista khilaafka Soomaaliya iyo Kenya, halka lagu Dhageystay warbixinno la xiriira socdaalkii Ra’iisul Wasaaraha ee Puntland iyo Galmudug.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.