Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Warar aan ka helnay madasha lagu wado inuu shirka ka furmo ayaa sheegaya in halkaasi ay xaadir ku yihiin qaar badan oo ka tirsan ergooyinka ansxinta Dastuurka ayadoona ergooyinka dhiman ay saacadaha soo socda ay soo gaari doonaan madasha shirka.
Wasiirka Dastuurka Xukuumada KMG ah C/raxmaan Xoosh Jibriil oo hadlay waxaa uu sheegay in 95% ay inta badan xaadir yihiin ergooyinka, waxaana uu sidoo kale sheegay in shirka ansixinta Dastuurka uu socon doona ilaa 1-8-2012.
Sikastaba lama oga inuu wax iska badali doona qabsoomidda shirka ansixinta Dastuurka oo ilaa sadex jeer oo hadda ka hor ah dib u dhacay.
Wararka Shirkaan kala soco [url=http://www.keydmedio.net]http://www.keydmedio.net[/url]
Keydmedia Online - Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments