Shirkii Dhuusamareeb oo fashil ku dhamaadey

Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Dubbe ayaa xaqiijiyay inuu burburay Shirka, islamarkaana uu Farmaajo aadayo Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Shirkii Dhuusamareeb oo fashil ku dhamaadey

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa natiijo la'aan kusoo dhamaadey Shirkii saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay Dhuusamareeb uga socday Farmaajo iyo Madaxda Maamullada ee looga hadlayay khilaafka doorashadda.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Cusmaan Dubbe ayaa xaqiijiyay inuu gebi ahaanba Shirka burburay, islamarkaana Madaxweynaha uu aadayo Muqdisho si uu uga qeybgalo kulanka Baarlamaanka, oo la filayo in Mudo kordhin hal sano ah uu sameeyo maanta.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.