Somaliland oo fashilisay Qaraxyo

Maamulkan ayaa mudo sanado ah haystay amni iyo xasilooni, iyadoo ay ka jiraan hay'ado dowladeed oo leh nidaam u gaar ah, iyadoo madaxda Hargeysa ay raadinayaan ictiraac.

Warar Keydmedia Online
Somaliland oo fashilisay Qaraxyo

HARGEYSA, Soomaaliya - Booliska Somaliland ayaa sheegay inay kahor tageen weeraro argagaxiso kadib markii ay gacanta ku dhigeen walxo qarxa iyo 13 qof oo loo maleynayo inay maleegayeen qaraxyo.

Howlgalka lagu qabtay walxaha qarxa iyo dadka la tuhmayo waxay Ciidamada amniga Maamulka Somaliland ka fuliyeen Hargeysa iyo Burco, waxaana socda baaritaano la xiriira cida soo adeegsaday raggan la qabtay.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.