Somaliland oo kahor timid magacaabistii Yuusuf Garaad

Somaliland ayaa magacaabistaan u aragta duulaan siyaasadeed oo lagu soo qaaday

Warar Keydmedia Online
Somaliland oo kahor timid magacaabistii Yuusuf Garaad

Qoraal kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa looga hadlay magacaabistii madaxweyne Farmaajo ee Yuusuf Garaad Cumar, kaasi oo loo magacaabay Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Somaliland ayaa sheegtay in magacaabistan ay tahay riyo maalmeed, iyo sidoo kale marin habaabin.

Sidoo kale, Somaliland ayaa sheegtay in magacaabistan ay tahay farogelin cad iyo weerar dhanka siyaasadda ah oo lagu soo qaaday.

Halkaan hoose ka akhriso:
 

Commenting is not available in this channel entry.