Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Xabsiga Magaalada Misarata ee Dalka Liibiya ayaa waxaa ku Xiran Soomaali Tiradooda lagu sheegay 3Boqol iyo Soddon Muwaadiniin Soomaali ah.
Maxaabiistan Soomaalida ah ee halkaa ku xiran ayaa Soddon ka mid ahi waxa ay yihiin haween halka tirsada soo hadhay ee gaaraysa illaa sedaxda Boqolna ay yihiin Rag u badan Dhallinyaro Soomaaliyeed.
Haweeney lagu magacaabo Deeqo oo ka mid ah Maxaabiista Soomaalida ah ee halkaa ku Xiran ee war baahinta caalamka la hadashay ayaa sheegtay in halkaas ay ku haystaan Rag Maliishiyaad ah oo uu hoggaaminayo Nin u dhaqmaya sida Hoggaamiye Kooxeedyada aan arxan laheyn.
Deeqo ayaa sheegtay in Kooxdaas Maliishiyada ah ay weeydiisteen Maxaabiista halkaa ku Xiran in ay bixiyaan lacago madax furasha. Ma jirto Safaarad iyo Dawlad Soomaaliyeed oo u danqaneysa dadkeeda. Inta ay sheegtay Marwo Deeqo waa sax. Wayo Shariif Mood, Shariif Sakiin, C/waal iyo Mahiga waxay kursiga ugu fadhiyaan oo misana u sii radinayaa waa dantooda GAARKA.
Keydmedia:Net
Add comment
Comments