Soomaaliya oo dib usoo celisay xiriirkii diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Kenya

Soomaaliya ayaa dib usoo celisay xiriirka diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Kenya, sida ay shaacisay Villa Somalia, tilaabadaan ayaa imaaneysa kadib markii Dawladda Qata ay dhexdhexaadisay labada dhinac. 

Warar Keydmedia Online
Soomaaliya oo dib usoo celisay xiriirkii diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Kenya

Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo saartay go’aan cusub oo dib usoo celinaya xiriirka diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Kenya.

Heshiiskaan labada dal ayaa imaanaya xilli Dawladda Qatar ay ka wado dhaqdhaqaaq siyaasaddeed Geeska Afrika. 

Wixii Faah-Faahin ah kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 9 June 2021 15:42

Inkastoo runtii la qarinayay muddo dheer kadib ay bannaanka timid, hadana arrinta dhaliyarada loo qaaday Eritrea, ayaa sii murugsanaan karta haddii aysan su’aalahaan muhiimka ah ka jawaabin Rooble iyo Kheyre.