Soomaaliya oo maqaam sare ka heshay UN-ka

Soomaaliya ayaa loo doortay Guddoomiya ku xigeenka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kulan kooda weyn ee 75-aad ee 2020/2021.

Warar Keydmedia Online
Soomaaliya oo maqaam sare ka heshay UN-ka

Danjire Abuukar Baalle ayaa loo doortay xilka guddoonka shirweynaha Golaha loo dhan yahay ee Q/Midoobay ee UNGA75.

Soomaaliya ayaa xilkan soo qabatay 1963-64 xiligaas oo danjiraha ahaa Dr. Hassan N. Elmi

1979-1980, waxaana waqtigaas danjire ahaa Abdirizak H. Hussien/HE Ahmed M. Aden”Qaybe”

Iyo 1986-87, xiligaas waxaa dalka u fadhiyay QM Abdullahi S. Osman.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.