Taliska Milateriga: “Sumacadii dhuntay ee Ciidamada waan soo celineynaa”

Muqdisho (KON) - Taliska Milateriga Dowlada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay wadaan Qorshayaal lagu soo celinaayo Sumcadii ka luntay Ciidamada Amaanka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Taliska Milateriga: “Sumacadii dhuntay ee Ciidamada waan soo celineynaa”

Taliska waxa ay sheegen in ay si hagaagsan u sugi doonan Amaanka magaalada Muqdisho, hadana diyaarinayaan Qorshe Cusub oo lagu sugo Amaanka.

Hadalka Taliska ayaa imaanaya iyadoo Amaanka magaalada Muqdisho bilihii ugu dambeyay laga deerinyay.

Lama oga sida ugu haboon ee loo sugi doono Muqdisho amaankeeda oo inta badan bulshadu ay ka walaacsan yihiin aan la cirib tirin amaan darida caasimada .

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho