Suuqa Bakaaraha oo xiran

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Waxaa xiran gabi ahaan ganacsigii suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho sabab la xiriirta dagaalada ka socda magaalada.
Warar Keydmedia Online
Suuqa Bakaaraha oo xiran

Dadkii ku ganacsan jiray suuqaasi ee ku nool muqdisho iyo hareeraheeda ayaa lagu arkayaa xaafadaha iyo deegaanada loo barkacay iyagoo iska fadhiya isla markaana ka walaacasan xaalada cusub ee uu suuqa galay.

Wadada leysku ee warshadaha ayaa aheyd tan kaliya ee marin ahaan loo adeegsan jiray suuqa bakaaraha dhaqaanahan.

Www.keydmedia.net