Axmed Daahir Cabdikariim Nuur

TACSI: Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

News Keydmedia Online

Waxaa arooryadii saakay oo subax Isniin ah ku geeriyooday Magaaladda London ee dalka Ingriiska Marxuum Axmed Daahir Cabdikariim Nuur Illey oo kamid ahaa aqoonyahanka Soomaaliyeed.

TACSI: Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

Allaha u naxariistee, Marxuumka ayaa ahaa Xoghayahii General Maxamed Faarax Caydiid, wuxuuna mudadadii lasoo dhaafay hayay xilka madaxa xafiiska hey’adda Qaxootiga Soomaaliya. Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun. Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun. Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun.

Marxuumka oo qiimo weeyn ugu fadhiyey, si weyna looga yaqiinay geyiga Soomaaliya ayaa ifka adduunka uga tagay lix owlaad ah iyo Ooridiisii Marwo Deeqa Xasan Nuur Cadde iyo ilmihiisa oo kala ah: Yaxye, Aniisa, Amaal, Iimaan, Yusra iyo Yoonis Ahmed Daahir Nuur. 

Agaasimaha Warbaahinta Keydmedia Online Cali Saciid Xassan iyo Shaqaalaheeda ku kala sugan dunida daafaheeda waxay tacsi tiiraanya leh hawada u marinayaan guud ahaan Ehaladii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Daahir Cabdikariim Nuur.

Sidoo kale waxaan illahey Subxaanulwatacaala ah ka baryeenaa in Eheladii iyo Qaraabadii u ka geeriyooday Marxuum Axmed Daahir Cabdikariim Nuur uu Samar iyo Imaan ka siiyo, murugtaasnah Illahey ugu badalo Ajar iyo Xasanaad.

Tacsida waxaa diraya: 

Amb. Cabdullaahi Axmed Caddow, Madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caaliin, Sare Guute General Saciid Axmed Kadiye, Axmed Faradiid Dahiir Ducaale, Ibrahim iimaan, Xassan Warsame, Cusmaan Xassan Heybe, Yusuf Cali Kulmiye, Cusmaan Sahal, Qaasin Collad, Salaad Maxamed Cabdulle iyo xaaskiisa,  Maxamed Mirre, Maxamuud Mirre, Xaliimo Sacdiyo Cali Yusuf iyo Dhamaan reer Cali Yusuf, Xasan Cilmi Kaarshe,  Marwo Khadiijo Gurxan,  Abshiro Kaarshe, Saciido Kaarshe.

Professor Cumar M. Caddow, Avv. C/raxmaan Xaaji Ereg, Cabdiraxmaan Sheekh Axmed, Dr. Xassan Abshir Xassan, Cabdullaahi Axmed Cadaawe, Cabdiqani Saciid Cali Gurey, Xussein Kaarshe Xassan Barre, Deeqa Aadan, Samira Aadan, Saciid Kaarshe, Shaalac Cabdicasiis, Warsan Birre, Maxamuud Ciise Ilkacase, Liibaan Cabdi Cigaal, C/samad Shiikh Labaale, Dahir Xuseen Cabdi (dahiir Faroole), Gaafaa Macalim Saciid.

Faarax Cabdiraxmaan Xaaji Dhoore iyo dhamaan ilmo Cabdiraxmaan Xaaji Dhoore, Fahad Cali Kadiye iyo dhamaan reer Cali Kadiye, Faadumo Saciid Cali Gurey, Cabdiraxmaan Saciid Cali Gurey, Aamino Saciid Cali Gurey, iyo dhamaan reer Saciid Cali Gurey. 

Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.