TACSI: Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan uga direenaa Geerida ku timid xaaska Cadulahi Axmed Cadoow Marxuumad Caasho Xaaji Maxamuud Guuleed oo ku geeriyootay dalka Mareynkanka qaasatan gobolka Virginia.

Warar Keydmedia Online
TACSI: Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

Waxaan illahey uga baryeena in uu Janadii Firdowsa ka waraabiyo ehelkii eey ka taktayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Anaga oo kala ah
Cabdulqadir Cali Kulmiye
Cadirsaq Cali Kulmiye
Yusuf Cali Kulmiye
Ilyas Cali Kulmiye
Bashir Cali Kulmiye
Ahmed Cali Kulmiy
Cabdulahi Cali Kulmiye
Cabdifatah Cali Kulmie
Liban Cali kulmiye
Maxamed Cali Kulmiye
Nadifo Cali Kulmiye
Xamsa Cali Kulmiye
Surer Cali Kulmiye
Mulki Cali Shido
Hooyo Fadumo Warsame Maax

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.