Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
" Waa Xaqiiq in dhibaatooyin Ammaan oo baahsan ay xiligan ka jiraan Magaalada Muqdisho isla markaana ay lug ku leeyihiin Ciidamada Dowlada waxaana sababta ugu weyn ay tahay Mushaar la'aanta heysata Ciidamad Dowlada" sidaa waxaa yiri Mukhtaar Xasan oo ah taliye ku xigeenka Booliska.
Hadalkan ka soo baxay ninkan taliye Xigeenka ah ayaa waxa uu imaanayaa xili Deegaanada ay Dowlada ka taliso ee gudaha Muqdisho ay ka jiraan falal amaan daro oo balaaran kuwaas oo saameyn balaaran ku yeesha shacabka dagan deegaanadaasi.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments