Taliyaha cusub ee ciiddanka madaxtooyada Maamulka Puntland oo la magacaabay

Gaashaanle sare Cabdiqaadir Jamac Dirir ayaa noqonaya taliyaha cusub ee ciiddanka Madaxtooyada Maamulka Puntland. Taliyaha cusub ee ciiddanka madaxtooyada Maamulka Puntland oo la magacaabay

Warar Keydmedia Online
Taliyaha cusub ee ciiddanka madaxtooyada Maamulka Puntland oo la magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa taliyihii hore ee booliiska gobolka Nugaal u magacaabay taliyaha cusub ee ciiddanka Madaxtooyada Maamulka Puntland, maalin kadib markii Gaalkacyo lagu dilay taliyihii xilkaas hayay. 

Howlgal shalay ka dhacay Gaalkacyo ayaa lagu dilay taliyihii ciidamada ilaalada Madaxtoyada Puntland Gaashaanle sare Cusmaan Abuukar Maxamed.

KEYDMEDIA ONLINE 

    Commenting is not available in this channel entry.