Taliyaha xoogga dalka oo safar ku jooga Doolow, Gedo

Ciidanka xoogga dalka ayaa dhaq-dhaqaaqyo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Gedo.

Warar Keydmedia Online
Taliyaha xoogga dalka oo safar ku jooga Doolow, Gedo

Taliyaha ciidanka xoogga dalka, Odowaa Yuusuf Raage ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa uu safar degdeg ah ku gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Waxa uu halkaasi kulan kula leeyahay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmadaasi, iyadoo maantana ay DFS halkaasi geysay ciidan badan oo ka tirsan xoogga dalka.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.