Taliyihii hore ee Booliska oo dhintay

Waxaa tacis ka diray geeridiisa Farmaajo iyo Mas'uuliyiin kala duwan oo dowladda iyo dhinacyada kale katirsan.

Warar Keydmedia Online
Taliyihii hore ee Booliska oo dhintay

MUQDISHO, Soomaaliya - Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Axmed Jaamac Muuse ayaa xalay ku geeriyoodey Isbitaalka Martiini ee magaaladda Muqdisho.

Farmaajo iyo Mas'uuliyiin kale ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Jeneraalka oo dowladdii Maxamed Siyaad Barre booliska taliye u noqday.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 2 August 2021 18:19

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS, Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa ku gacan seyray dalab uu shalay u gudbiyay RW Rooble, wuxuuna soo bandhigay taalooyin xal looga gaari karo muran hareeyay kuraasta Soomaaliland.