Turkish Airline oo dib u billaabaysa duulimaadyadeedii Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka ee Turkiga iyo Turkish Airlines ayaa sheegay in ay dib u bilaabayaan duulimaadyada caalamiga ah ee dalal dhowr ah, oo Soomaaliya ay ku jirto. 

Warar Keydmedia Online
Turkish Airline oo dib u billaabaysa duulimaadyadeedii Soomaaliya

Turkish Airlines ayaa dib u bilaabeyso duulimaadyadeedii Soomaaliya sida ay sheegtay shirkadda. 

Wasaaradda Gaadiidka ee Turkiga ayaa wadahadallo kadib xaqiijisay dib u bilaabista duulimaadyada caalamiga ah ee dalal dhowr ah.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.