Wafdi ka socda DF oo la kulmay Qoor Qoor

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhagaystay Siihayaha wasiirka wasaaradda Gargaarka XFS iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Galmudug Abdirahman (Makaawe), oo kawada shaqeynayay arrimaha bini'aadanimada ee gobolka.

Warar Keydmedia Online
Wafdi ka socda DF oo la kulmay Qoor Qoor

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socda Dowladda Dhexe oo uu hogaaminayay sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamsa Saciid Xamsa, oo maanta gaaray Dhuusamareeb.

Ujeedka socdaalka Wasiir Xamza ayaa ah inuu Galmudug ku wareejiyo agab loogu talo galay la socoshada isbedelada Cimilada oo sidoo kale la gaarsiinayo dhamaan Maamullada.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.