Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Wuxuu sheegay Cabdisalaam Xaaji si wax looga qabto dhibaatooyinka loo geysto Soomaalida ku nool wadankaasi koofur Afriaka inay wafdigaani u tagi doonaan halkaasi.
Wasaarada Ariamaha dibada ayaa sheegtay in ay aad kaga xuntahay dhibaatada ka taagan Wadankaas oo ay haatan Soomaali badan ku nool yihiin kuwaasi oo qaab ganacsi u jooga wadanka.
Raysal wasaaraha Soomaaliya C/faarax Shirdoon Saacid ayaa shalay warqad qoraal ah u diray madaxweynaha Koofur Afrika oo uu kaga dalbanayo dadka Soomaaliyeed in la badbaadiyo.
Waxaa jira Soomaali badan oo si arxan daro ah loogu dilay wadankaasi kuwaasi oo aysan jirin cid wax ka qabata dadka dhibkaasi geesanaya.
Keydmedia Online xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments