Waqtiga ay ku dhacayso doorashadda oo la shaaciyay

Madaxda waxay isku raaceen inay doorashadda ku dhacdo mudo labo bilood ah.

Warar Keydmedia Online
Waqtiga ay ku dhacayso doorashadda oo la shaaciyay

MUQDISHO, Soomaaliya - Heshiiska cusub ee Maanta lagu dhawaaqay ayaa ku xusan qodobo muhiim ah oo ku aadan doorashadda Soomaaliya oo mudo khilaaf ka taagnaa.

Waxay madaxda ku heshiiyeen inay doorashadda ku dhacdo labo bilood gudahooda, waxaana heshiiska uu dhigayaa in labo degaan doorasho lagu qabto maamul kasta, taasoo waafaqsan heshiiskii Sep 17.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.