Warbaahinta Dawladda oo loo beddeley mid Bulsho

Lama oga inay midan dhaqan galayso, maadaama la ogyahay in Madaxweyne Farmaajo uu mudadii kursiga ku fadhiyay si aad ah u caburiyay Warbaahinta madaxa-banaan.

Warar Keydmedia Online
Warbaahinta Dawladda oo loo beddeley mid Bulsho

MUQDISHO, Soomaaliya - Warbaahinta Qaranka ayaa loo beddeley warbaahin Bulsho, iyadoo wixii hadda ka dambeeya ay si iskumid ah u tebinaysa wararka Dawladda, Mucaaridka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Amarkan oo Maanta dhaqan-geleya ayaa samaynaya Telefishinka, Radio Muqdisho iyo Wakaaladda Wararka ee SONNA.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.