Wareega Koobaad Ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Goordhow La Soo Gabagabeeyay

Muqdisho (KON)- Sida Wariyaal iyo goobjoogayaal ku suggan xarunta ay ka socoto doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka ay u xaqiijiyeen Keydmedia waxaa daqiiqado ka hor la soo gabagabeeyay wareega koobaad ee doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Wareega Koobaad Ee Doorashada Gudoomiyaha  Baarlamaanka oo Goordhow  La Soo Gabagabeeyay

Lama ogaan karo lamana saadaalin karo cidda ku guuleysan karto doorashada, hasayeeshee waxaa hadda socota tirin codadka ay kala heleen musharixiinta u taagan qabashada xilka Afhayeenka Baarlamaanka oo gaaraya ilaa 5 musharax.

Faah faahinta warkana kala soco wararkeena soo socda.

Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho