UK oo qorsheyneysa inay jarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii deysay wariye u xirnaa saacadihii lasoo dhaafay.
MUQDISHO, Soomaaliya – Waxaa xoriyaddisa dib u helay Wariye Nuune Cali Xasan oo ciidanka Dowladdu haben hore si sharci darro ah u xireen isagoo ku gada jira waajibkiisa shaqo.
Wariyaha oo ku dhawaaad 40 saacadood dowladdu af duub u heyysatay ayaa Facebuugiisa ku soo qoray “Alxamdulillah waxaan dib u helay xorriyaddeyda, waxaana u mahadcelinayaa cid kasta oo qeyb ka qaadatay arrintaas iyada ah”.
Nuune Cali Xasan ayaa ka mid ah wariyayaasha ka howl gala warbaahinta gaarka loo leeyay ee Muqdidho, Godka Jilicow ayuuna ku jiray malin iyo habeen.
KEYDMEDIA ONLINE
Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu 4 billion oo dollar ka jaray miisaaniyadda sanadlaha ee gargaarka dibadda.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments