Wariye lagu xiray Hargeysa

Booliska Hargeysa ayaa xiray wariye u shaqeeyo Idaacadda Ergo.

Warar Keydmedia Online
Wariye lagu xiray Hargeysa

MUQDISHO, Soomaaliya - Booliska magaalada Hargeysa ayaa xalay xabsiga dhigay wariye Ilyaas Cabdi Cali oo u shaqeynayay idaacadda banii'aaddanimada ee Ergo, balse ilaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeyso xarigiisa.

Ilyaas ayaa sidoo kale wakiil wareed u ahaa Idaacadda Kulmiye oo Muqdisho ku taallo. maamulka Somaliland ayaa tacaddi ku haya xorriyatul hadalka Saxaafadda.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.