Wariye lagu Dhaawacay Muqdisho

Muqdisho (Keydmedia) - Waxaa Daqiiqado kahor lagu dhaawacay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho Wariye ka tirsan Universal TV oo lagu magacaabo C/qadir Cumar Cabdulle.
Warar Keydmedia Online
Wariye lagu Dhaawacay Muqdisho

Nin ku hubeesnaa bistoolado ayaa weeraray Saxafiga oo marayey meel u dhaw isgoyska Korontada ee degmada Wadajir waxaana soo gaaray dhaawac sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal.

Dhaawaca saxfiga ayaa u badan qeybaha hoose, sida caloosha iyo lugta, walina lama oga xaaladiisa in ay tahay mid qatar ah iyo in ay fududahay.

Faahfaahin Filo dhawaan

Keydmedia.net - Muqdisho