SIR: Xafiiska R/wasaaraha oo Khayraadka Badda ku wareejiyay Shirkad Ajnabi ah

Nairobi (KON) - Aqristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warqad Sir ah oo soo gaartay Keydmedia Online oo Magaca Xafiiska R/wasaaraha u Saxiixday Shirkada Dynamic Data Services in ey lasoo baxdo Shidaalka Qaranka ee Ceegaaga Badda Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
SIR: Xafiiska R/wasaaraha oo Khayraadka Badda ku wareejiyay Shirkad Ajnabi ah

Qoraalkaan ayaa dhexmaray Shirkada Dynamic Data Services iyo Kuxigeenka R/wasaaraha / Wasiirka Difaaca.

Aqristow si toos ah ayuu ku Khuseeyaa Qoraalkaa SIRTAA.

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi