Wasaaradda amniga oo afhayeen loo magacaabay

Wasaaradda amniga xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa loo magacaabay afhayeen cusub.

Warar Keydmedia Online
Wasaaradda amniga oo afhayeen loo magacaabay

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Amniga Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa Cabdi Kaamil Macalin Shukri u magacaabay Afhayeenka wasaaradda Amniga.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga Gudaha Farxaan Cali Axmed ayaa shaaciyay magacaabista Afhayeenka cusub ee wasaaradda ay yeelaneyso.

Halkan ka akhriso wareegtada lagu magacaabay afhayeenka

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.